Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Hargeysa Ku Soo Waajahan

0
239

Madaxweynaha DDSI oo goor dhaw soo gaadhi doona magaalada Hargeysa, isaga oo safar dhanka dhulka ku imanaya, waxa hadda diyaar loogu yahay magaalo xuduudeedka Wajaale soo dhaweyntiisa, sida aanu ku helay warar xog ogaal ah.