Waftigii Balaadhnaa Ee Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha oo Kulan Laqaatay Gudida Nabadaynta Degmada Ceelafwayn

0
342

Waftigii Balaadhnaa Ee Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Kulan Laqaatay Gudida Nabadaynta Degmada Ceelafwayn
Shirkani Ayaa Daarana Sidii Loo Adkayn Lahaa Nabada Degaamadaasi
Sidoo Kale Waxay Labada Dhinac Iska Xog Waraysteen Shaqaaqadii Dhawaan Ka Dhacday Deegaanka Fadhigaab…


By Nuuradiin Shimbir