Madaxweyne Farmaajo Oo La Sheefay Inuu Shaqo Joojin Ju Sameeyey Guddooniyaha Maxkamadda Sare Iyo Sababta

0
459

Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyihii maxkamada sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed .
Arrinta Shaqada laga joojiyay Gudoomiyaha ayaa waxay ka danbaysay markii Baashe shaqada ka hakiyey gudddoomihii maxkamada gobolka Banaadir Muuse Macallin Maxamed , oo uu khilaaf mudo soo jiitamay u dhaxeeyay labadooda sida ay wararku sheegayaan .