Golaha wakiilada oo ansixiyey komishanla cuwub iyo xubin ka maqnaatay

0
538

Golaha wakiilada somaluland. Ayaa cod gacan taag ah ku amsixiyey xubnaha komishanka cusub loo soo xulay. Kuwaas oo saaka hor yomimid golaha.

Xubnahan oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxa saaka la ansixiyey 6 xubnood. Waaxan ka maqnayd goobta ansixinta xubintii xubintii xisbiga wadani sida la sheegay oo aan iman golaha wakiilada lamana oga sababta ay uga maqnaatay.

Xubnahan la ansixiyey ayaa dhamaantood ku ansaxay cod gacan taag ah. Waxaana ka mid ah cabfirashiid riyo raac oo muddo muran ka taagnàa ka mid noqoshada xubnaha komishanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here