Anigu hada Xisbi ma metelo ee waxaan u dhex ahay Xisbiyo iyo Somaliland oo dhan

0
459

“Anigu hada Xisbi ma metelo ee waxaan u dhex ahay Xisbiyo iyo Somaliland oo dhan

‘ kolka iyaga bal iyqga ha la waydiiyo waxay u jeedaan raga Xisbiga UCID ka tirsan ee aniga yidhi Kalsoonidii ayaanu kala noqonay Xubinimaday Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ee cusub a an kaga midka ahay…”

Sidan waxa saxaafadda u sheegay isaga xarunta Baarlamaanka Ku sugan xubintii Xisbiga Mucaaridka ee UCID ee u soo magacaabay Guddida cusub ee doorashooyinka qaranka Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here