DEG DEG- Haween Weynaha Degmada Ceelafweyn Oo Mudaharaado Ka Dhigay Gudaha Degmadaasi

0
474

Haween Weynaha Degmada Ceelafweyn Oo Mudaharaado Ka Dhigay Gudaha Degmadasi Ayaa Ka Soo Hor Jeestay Rasaas Xalay Ka Dhacaysay Gudaha Degmadda Ceel-Afweyn Taas Oo Ay Is Waydaarsaneey Labadii Beelood Ee Hore Halkaa Dagaalku Ku Dhex Maray.

Xukuumadda Somaliland Ayaa Tahli Wayday Inay Labadaa Beelood Dhex Dhigto Nabada Waarta Halka Ay Eeda Oo Dhan Dusha Ka Saaren Boqor Buur Madow Oo Ka Soo Jeeda Deegaankaas Ay Colaadu Ka Aloosantahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here