Somaliya oo hay’dda ICAO iyo IATA la saxeexatay heshiis ay kula wareegayso dakhliga iyo shaqaalahii ICAO ee guud ahaan hawada Soomaaliya oo Somaliland ku jirto

0
566

Dawladda Soomaaliya ayaa hay’dda ICAO iyo IATA la saxeexatay heshiis ay kula wareegayso dakhliga iyo shaqaalahii ICAO ee guud ahaan hawada Soomaaliya oo Somaliland ku jirto

Heshiiska ayaa dhaqan galaya 30ka July 2019,waxaanuu saamayn ku yeelanayaa somaliland. Iyada oo la filayaa inay Somaliland ka fal celi donato dhineceeda.

Xigasho xasan galaydh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here