War cusub oo dhoofka xoolaha ah oo ka soo kordhay sucuudiga

0
490

il-wareed lagu kalsoonyahay wuxuu hadda saaka {28.6.2019} ii sheegay in wasaaradda xoolaha iyo beeraha ee dowlada sacuudi arabiya go’aamisay in xoolaha uga soo dhoofaya sacuudiga dekedda berbera ay toos uga qaataan somaliland oo aan wax ruqsad meel kale ah lagu xidhin .

Dawlada Somaliland ayaa la sheegay inay dawlada Sucuudi Arabia ku qancisay in xoolaha somaliland waraaqda caafimaadka ee ruqsada ay ka qaataan wasaarada xanaanada Xoolaha Somaliland,sidaasina ay ku baxayaan xooleheeni.

Xigasho Ahmed Cige.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here