Cabdi Duco Oo Si Rasmi Ah U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Maayarka Hargaysa +SAWIRO.

0
544

Hargaysa(Somalilandrise)Cabdi Duco Oo Ka mid Ah Aoqonyahanka Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa Ayaa Dhowaan Sheegay Inuu Dacwad ka Gudbin Doono maayarka hargaysa Oo uu

Cabdi Duco Oo Ka mid Ah Aoqonyahanka Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa Ayaa Dhowaan Sheegay Inuu Dacwad ka Gudbin Doono maayarka hargaysa Oo uu Sheegay inuu Sharcinimadii uu Sharciga ku Ahaa ka Talaabsaday Isla markaana uu Facebooka oo Dad Badani u Xidhxidhan yihiin Isaguna Bilaabay inuu Dadka Block Saaro taasoo Aan Sharci Ahayn maadama Dad Xabsiga ugu jiraan
Cabdi Duco Ayaa Tilmaamay in Sharcigu Siinaayo inuu Dacweeyo Maayarka hargaysa Cabdiraxmaan Soltelco Maadaama Weriyayaal uu Ka Mid yahay Cabdimalik Muuse Coldoon iyo Siyaasi Maxamed Sidiiq Dhame Xabsiga Ugu Xidhan yihiin Qoraalo ay kusoo Qoreen Barta ay ku leeyihiin facebooka
Cbdi Duco Ayaa Qoraal uu Soo Dhigay facebookiisa Waxaa uu Ku Sheegay Inuu Maanta Si rasmi ah u Gudbiyay Dacwadaasi isla Markaana maxkamada Kiis Rasmi ah oo ka dhan Ah maayarka hargaysa Ka Furtay
HOOS KA AKHRI QORAALKA UU FACEBOOKIISA KUSOO QORAY CABDI DUCO
Wadadi dawladnimada.
Madaama oo Saxafadi marka laga reebo Saxafiyiinta sidaMohamed DiririyoHassan Galaydhay noqdeen kuw dadka hoosaasiya waxanay ogayn in Trumph CNN iyo CNBC laga adkaaday Twitter iyo facbook.
Hadi Xeer aan jirin u shaqayn karo Cida Shaqlaah ka ah Xafiisyada dawlad. Xeer jira u shaqayn doona loo shaqeeya oo shacabka ah.
Bari iyo 10 subaxnimo iyo dhismaha maxakamdeena hortiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here