DEG DEG: Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo Soo Afjaray Khilaaf Dhexmaray Garyaqaan Guuleed Dafac iyo Sh. C/raxmaan Dheere

0
474

Hargeysa (Somaliland Rise)– Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay inuu soo afjaray khilaaf soo kala dhex galay Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Guuleed Axmed Dafac iyo Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Cabdiaxmaan Dheere) oo ka mid ah Culimada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here