Daawo: Xukuumadda Somaliland oo Booyaddo Deg-deg Ah U Dirtay Goboladda Dalka Ee Ay Abaartu Ka Jirto

0
450

Hargeysa (Somaliland Rise)– Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdirxamaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ku wareejiyay Hay’adda u diyaargarawga aafooyinka iyo kaydka raashinka booyado xukuumadda Somaliland ugu talo-gashay goboladda ay abaartu ka jirto.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ayaa sheegay in biyo yaraan baahsani ay soo food saartay meelo kamida goboladda bariga Somaliland, waxaanu amar ku biyay in dhakhso biyo loola gaadho dadkaasi ay abaartu saamaysay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here