DEG DEG Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimashada Sadex Qof Inta La Ogyahay Oo Ka Dhacay Deegaanka Haroorays Ee Waqooyiga Jigjiga

0
1894

War hadda naga soo gaadhay magaalada haroorays ee xarunta degmada waqooyiga jigjiga ayaa sheegaya in halaasi ka dhacay shil gaadhi oo sobobay dhimashada sadex qof halka tiro kale oo aan wali la xaqiijina dhaawac ka soo gaadhay.

Waxaana lanoo sheegay in hadda dadkii dhaawaca ahaa la soo gaadhsiiyay magaalada jigjiga ee caasimada deegaanka.

wali wax faahfaahin dheeriya ka maanaan helin sobobta keenay shilkan. balse waxa la noo sheegay in ay isku dhexeen laba gaadhi.
.

Bahda SDM waxay leedahay ilaahay intii shilkaasi ku dhimatay jano fardowsa ha ka waraabiyo inta dhaawaca ah ILLAHAY caafimaad deg deg ah ha siiyo Aamiin.

Xigasho:- SDM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here