DAAWO- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Warbixiyey Hawl Gallo Ay Sameeyeen Oo Ay Ku Soo Qabteen Hub Iyo Dad Eedaysaneyaal Ah

0
1487

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdiaahi Fadal Iimaan Oo Maanta Kulan La Qaatay Mid Ka Mid ah guddi hoosaadyada golaha guurtida somaliland, ayaa waxa uu sidoo kale ka hadlay waxyaabihii ay guddida ka wada hadleen iyo hawl gallo ay fuliyeen ciidanka boolisku oo ay ku soo qabteen waxyaabo kala duwan iyo dad nabad gelyo darro waday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAS:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here