Xisbiyada UCID Iyo Kulmiye Oo Sheegay Inay Ergo U Direen Xisbiga Waddani Oo Ka Baxay Shirkii Ay Shlay Yeesheen

0
1628

Masuuliyiinta Xisbiyada UCID iyo Kulmiye oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa waxa ay sheegeen inay ego u direen xisbiga waddani oo isagu hore uga soo horjeestay fikir ay labadan xisbi isugu raaceen oo ahaa in komishanka lagu daro xubno balse aan la kal dirin, halka uu xisbiga waddanina doonayo in komishanka la kala diro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAS:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here