DEG DEG Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Ka Warbixiyey Safar Uu Muddooyinkii U Dambeeyey Ugu Maqnaa waddanka Ingiriiska Iyo Kulamo Uu La Soo Qaatay Hay’ado kala duwan

0
1447

Guddoomiyaha Baanka dhexe ee somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi), ayaa ka warbixiyey safar uu muddooyinkii u dambeeyey ugu maqnaa waddanka Ingiriiska, waxaanuu dib ugu soo laabtay magaaladda Hargeysa, isaga oo faah faahiyey waxyaabihii u soo qabsoomay intii uu safarkaasi ku guda jiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAAKA WARKAAS:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here