DAAWO- Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid Oo mid Aan Sharci Ku Dhisnayn Ku Tilmaamay Xukuumadda Muuse Biixi

0
1482

Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan Golaha wakiilada somaliland, ayaa dhaliilay xukuuadda madaxweyne muuse biixi waxaanuu sheegay in ay tahay xukuumad aan sharci ku dhisnayn, waxaanuu sidaasi ku sheegay mar waraysi lala yeeshay xildhibaanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAASI:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here