DAAWO- “Wada hadalkii Somaliland dib somalia ha u furto oo Madaxweynaha iyo caasimaddaba ha la siiyo” Siyaasiyiin Iyo Odayaal Muqdisho Ku Shiray

0
1224

Sidaasi waxa sheegay siyaasiyiin iyo odayaal ku shiray muqdisho oo lagaga hadlayey sidii loosii amba qaadi lahaa wada hadalladii u dhexeeyey somaliland iyo somalia, waxaanay sheegeen in somaliland wax kasta oo ay ku iman karto ama midnimo ku qaadan karto loo sameeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here