DAAWO- Puntland Oo Badhan Ka Dhisaysa Xarun Barlaman Iyo Somaliland Oo Walac Ka Mujisay Arrintaasi

0
1450

Isu duwaha wasaaradda dhaqada iyo arrimaha bulshada somaliland ee Badhan Marwo shacni, ayaa ka hadashay dhismaha ay maamulka puntland ka dhisayaan magaaladda badhan oo ay sheegtay in ay ugu talo galeen xarun baarlamaan, kaas oo ku qabsan dhismaha wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAASI:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here