Home Blog Page 710

Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Dhalinta Quwada korantada Ee Ganale-Dawa 

0

Raysal Wasaaraha Itoobiya Mr Abey Ahmed ayaa Xadhiga Kajaray Mashruuca Dhalinta Quwada korantada Ee Ganale-Dawa

Biya xidheenkan oo ay kubaxday lacag dhan 451 million oo dollar ayaa qabanaya biyo dhan 2.57 meter cubed, halka 254 megawatt oo quwada korantada ahna laga dhalin karo.

Mashruucan ayaa kamida mashaariicda Mega Projects loo yawaano ee uu Abiy xadhig jarkooda nasiibka u yeeshay balse fikir ahaan iyo dhisme ahaanba isaga kahoreeyay.

Xigasho; SDM

DAAWO- Dawladda Soomaaliya Oo Dalbatay Waaran Caalami Ah Oo Loogu Soo Gacan-Gelinayo Cabdirashiid-Janan

0

Dawladda Soomaaliya Oo Dalbatay Waaran Caalami Ah Oo Loogu Soo Gacan-Gelinayo Cabdirashiid-Janan Iyo ujeedada ay u dalbatay oo war laga soo saaray.

 

DAAWO- Guddomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Odayaal Ku Xidhan Magaaladda Boorama

0

DAAWO- Guddomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Odayaal Ku Xidhan Magaaladda Boorama.

HALKAN KA DAAWO WAXA UU KA YIDHI ARINTAASI IYO WAXA UU KA YIDHI:-

 

 

DAAWO:-Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Hor Tegey Golaha Wakiilada Iyo Ujeedada Loogu Yeedhay Oo Faah Faahin Laga Bixiyey

0

Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Hor Tegey Golaha Wakiilada Iyo Ujeedada Loogu Yeedhay Oo Faah Faahin Laga Bixiyey