Wasiir Buuni Oo Ka Odayeeyey Khilaafkii Wasaaradda Ciyaaraha Ee Shaqo Joojinta sababay

0
71

Wasiir Buuni Oo Ka Odayeeyey Khilaafkii Wasaaradda Ciyaaraha Ee Shaqo Joojinta sababa

 

Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arimaha dastuurka Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni ayaa kulan uu dhex dhexaadinayo Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Muuse Faarax iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Mudane Fuaad Axmed Cali ayaa la iskula qaatay inay arintaasi ku dhamaato qanuunka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha u yaala oo hada Gudiga Uu Wasiirku u saaray ay gacanta ku hayso.

 

Kulankaasi Kadib Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa u Mahad naqay Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arimaha dastuurka JSL.