Wasiirka Ciyaaraha Somallland Oo Shaqadii Ka joojiyey Gudoomiyihii Xidhiidhka Kurbada Cagta

0
68

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa Maanta Shaqadii Ka Joojiyey Guddomiyihii Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland.
Sababta Shaqo Ka Joojinta Loogu Sameeyay Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Waxaa Ka Mid Ah,Sababta TVga Qaranku Uga Maqnaaday Xafladdii Bixinta Abaalmarinta Tartanka Horyaalka Horyaallada Somaliland.