Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Koobkii Gudoonsiiyey Reer Burco

0
16

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta koobkii Horyaalka Horyaalada Somaliland gudoonsiiyey Kooxdii shalay ku guulaysatay tartankii horyaalka horyaalada Dalka.

 

Sidoo kale waxa uu Madaxweyne ku xigeenku gudoonsiiyey bilado kala duwan ciyaaryahanadii horyaalka ciyaarayey iyo masuuliyiinta heer gobol ee Saaxil iyo cid kasta oo qayb ku lahayd inuu qabsoomo horyaalka horyaaladu