Ciidanka Badda Itoobiya Oo War Culus Soo Saaray

0
43

Ciidanka Badda Ethiopia ayaa maanta ku dhawaaqay in ay diyaar u yihiin hawlgalkasta oo la fulinayo iyo goobkasta oo laga fulinayo.

 

Admiral Nasir Abadgahe, taliyaha Ciidamada Badda Ethiopia ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay difaacaan sharafta dalkooda, kuwa nabad diid-ka ahna ay ka hortagaan.