Abiy Axmed iyo Cabdifataax Siisi oo Muqdisho iyo Somaliland ku kala waajahan

0
39

Abiy Axmed iyo Cabdifataax Siisi oo Muqdisho iyo Somaliland ku kala waajahan

Somaliya ayaa maanta isku diyaarinaysa soo dhaweynta madaxweynaha wadanka Masar Mr Siisi oo ciidamada Ammaanka wadankaasi ay shalay Muqdisho gaadheen .

 

Waxa dhanka kale socda qorshe Somaliya walaac ka qabto oo ah in Raysal wasaaraha Ethopia isna ka dego magaalada Hargeysa ee Somaliland kadib markii ay ka war heleen in uu jiro safar uu ku tagayo magaalooyinka Go’day iyo Jigjiga .

 

Wixii warar ah ee la xidhiidha sarafaraasi lasoco..