Weriye Ilig Oo mar kale Rumaan Loo Diray

0
27

Maxkamadda gobolka Madoodi-jeex ayaa maanta markale 7 maalmood oo rummaan ah (xabsi ku-siihayn) u jartay wariye Mohamed Ilig.

 

Wariye ilig, ayaa Hargeysa ku xidhan muddo dhan 36 maalmood iyadoo aan weli eed rasmiya lagu soo oogin.