Kulmiye Oo Wasiir Koore U Cumaamaday Boos Laascanod Looga Cararay

0
28

Shir Guddiga Fulinta Xisbiha KULMIYE ku yeeshay xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay caasimadda Hargeysa maanta oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa lagu falanqeeyey arrimaha xisbiga, hawlaha doorashooyinka iyo xaaladaha guud ee dalka.

 

Gebogebadii shirka waxa ka soo baxay go’aamo muhiim u ah xisbiga iyo guud Qaranka Somaliland-ba. Faahfaahinta warkaas halkan kala soco goor dhaw Insha Allah.