Golaha Guurtida oo hadda ansixiyay xeerka Ciidanka Dabdamiska iyo Samata-bixinta Xeer Lr.106/2023.

0
15

Golaha Guurtida oo hadda ansixiyay xeerka Ciidanka Dabdamiska iyo Samata-bixinta Xeer Lr.106/2023.

 

Golaha Guurtida oo hadda ansixiyay xeerka Ciidanka Dabdamiska iyo Samata-bixinta Xeer Lr.106/2023

 

Fadhigan ay ku ansixinayeen Xeerka Dab-damiska ayaa waxa ka soo xaadiray 72 Mudane, kaasi oo uu shir-gudoominayay gudoomiyaha golaha guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan.

 

Golaha guurtida ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerkan Dab-damiska codaytii ayaa waxay u dhacday sida tan:-

 

Fadhiga waxa ka soo xaadiray 72 Xildhibaanada

Waxa diiday 4 Xildhibaan

Cid ka aamustay ma ay jirin

Gudoomiyuhuna ma codaynin, sidaasi ayuu ku ansaxay Xeerka Dab-damiska iyo Samata-bixintu