Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Hadana Wakiilada U Shacabka Tumay

0
32

“Waxa aan hambalyo & bogaadin labaad u dirayaa dhammaan xubnaha Aqalka Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey isla markaana ku meel mariyey Xeerarka doorashooyinka isku sidkan ee dalkan ka qabsoomaya sannadkan.”

“Tareenkii Doorashooyinka & isbedddelku wuu dhaqaaqay, cid kasta oo is hor-taagtana wuu jiidhayaa!”Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro

 

Dhinaca kale Gudoomiye fays ayaa yidhi

“waxaan Hambalyo Iyo duco ba u dirayaa Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland, sida xilkastanimada leh ee ay maanta u guteen waajibkoodii qaran.

 

Madaxweynuhuna waa in uu si deg deg ah u ansixiyo xeerka, Halkaana ay ku dhaamato khilaafkeeni guduhu Doorashadii haloo diyargaroobo.”

 

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe