Diyaaad Qaramada Midoobay Leedahay Oo Si Qaldan Shabaab Ugu Tagtay

0
39

Diyaaad Si Qaldan Shaba,,b Ugu Tagtay….

UPDATE: Diyaarad nooca qumaatiga u kaca oo uu leeyahay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), ayaa si qaldan uga degtay deegaan ay maamullan AS oo ka tirsan bartamaha Soomaaliya , taa oo ka dushay magaalada Baladweyn, sida u sheegay wasiirka amniga Galmudug, Maxamed Gaboobe , oo intaa ku daray diyaaradda inay cilad ku timid ayna siday dawo.

 

Inta la xaqiijiyay 7 qof oo uu ku jiro hal ruux oo Soomaali ah iyo tirada kale oo ajanabi ah ayaa diyaaradda la socday, kuwaaso hadda la sheegay inay gacanta ugu jiraan AS. Ma cadda xaaladda ay ku sugan yihiin, halka aysan wali ka hadlin UNSOM.