Xuutiyiinta Yemen Oo Weeraray Markab Israaiil U Socday

0
67

Kooxda Yemeniyiinta ayaa weerarray markab ay leedahay shirkadda MSC, kaaso la aaminsanyahay inuu ku socday dekedaha Israa’iil, sida ay Aljazeera ka soo xigatay ilo ku dhow kooxda.

 

Midooyinkii u dambeeyey Waxa sii kordhaya Xaaladda Ka Taagan Badda Cas ee ay bilaabeen Xuutiyiinta Yeyen oo bar Timaameed sannaya Maraakiibta Israaiil u socda.

Beesha Caalamka ayaa Walaac xoogan ka muujinaysa arrintan, iyada oo ay Waddamada Reer agalbedku wadan Sidii wax looga Qaban Lahaa talaabadan yemeniyiintu wadaan.