Xutuyiinta Yemen Oo Sheegay Inay Weerareeb Maraakiib Israaiil U Socotay

0
37

UPDATE: Afhayeenka kooxda Yemeniyiinta ayaa sheegay inay maanta labo weerar ku fuliyeen labo markab oo ku socday dekedaha Israa’iil.

 

Markabka Swan Atlantic, oo siday saliid ayuu sheegay inay ku weerarreen gantaalaha lidka maraakiibta, halka markabka kale ee MSC Clara, oo siday konteenaro ayuu sidoo kale sheegay labo diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn inay ku weerarreen. Wuxuu ku celiyay inaysan ka waaban doonin inay ka hortagaan markab kasta oo ku socda dekedaha Israa’iil.