“Maayir Moogihii , 26 ka kun ee qof doorteen ha noo sheego in 36-kii guri ee xero dhifta xoog lagaga qaaday iyo in uu isagu iibiyay.

0
80

“Maayir Moogihii , 26 ka kun ee qof doorteen ha noo sheego in 36-kii guri ee xero dhifta xoog lagaga qaaday iyo in uu isagu iibiyay.

 

Maaha in laga aamuso boobka ay Dawlada Hoose waddo xukuumadda ayaaba dhaanta oo noo aamustay ee iyaga kala hadalka ayaaba u dheer .

 

Dawladda dhexe iyo Dawladda hoose ee Hargeysa way ka siman yihiin boobka danta guud…”

 

Yoonis Axmed Yoonis, xoghayaha Cadaaladda ee xisbiga Waddani ayaa sidani sheegay