Raysal Wasaaraha Somalia Oo Ka Hadlay Qaabkii Lagu Kernay Qaadista Cuna Qabataynta Hubka

0
56

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Munaasabadda guusha taariikhiga ee qaadista Cuna-qabataynta hubka Soomaaliya, ayaa uga mahadceliyey cid walba oo kaalin ka qaadatay in Soomaaliya laga qaado cuna-qabataynta hubka

 

“Mar walba oo aan guul gaarno waxa ay ku tusinaysaa in aysan si bilaash ah ku iman ee ay ku timid darbi weyn oo Soomaali kali ah jabin wayday balse lagu jabiyey dadaalkeenna iyo iskaashiga aan la leenahay saaxiibbada caalamka”