Amiirka Imaaraadka Oo Itoobiya Ku Sugan ayaa Kulan la Yeeshay Abiy Ahmed

0
23

Ra,iisul wasaaraha itoobiya Abiy Axmed, ayaa kulan la qaatay Amiirka isu taga Imaaraadka Carabta, maxamed binu sayid oo booqasgo ku jooga Dalka Itoobiya.

 

Labadan Masuul ayaa waxa ay booqdeen goob loogu talagalay dalxiisayaasha oo lagu magacaabo Goobta Cagaaran.

 

Abiy Axmed oo ka Hadlay Soo dhaweynta Amiirka ayaa u mahad celiyey waxanuu Yidhi

 

“Waxaan jeclaan lahaa inaan u mahad celiyo walaalkay sheekh maxamed binu sayid Al nahyan oo ah amiirka isu taga imaaraadka carabta oo nagu soo booqday itoobiya ” Sidaasi waxa yidhi ra,iisul wasaaraha itoobiya abiy Axmed