3 Qof Ayaa ku Dhintay tiro kalena way ku Dhaawacmeen Shil Ja Dhacay Duleedka Hargeysa

0
44

Alle ha u naxariistee inta la ogyahay 3 qof ayaa ku dhintay 9 kale na waa ay ku dhaawac meen shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhaxaysa Awbarkhadle iyo Burcada yar.

 

Shilkan ayaa waxa sababay ka dib markii ay isku dhaceen bas nooca yare e rakaabka qaada ah iyo booyad.