Tifaftirihii NewsClick Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Waxa Lagu Eedeeyey

0
66

Tifaftirihii NewsClick ayaa lagu xidhay Hindiya ka dib markii la weeraray oo lagu eedeeyay maalgelin shisheeye.

 

Aasaasaha mareegaha Prabir Purkayastha iyo shaqaale kale ayaa la xidhay, ka dib markii la sameeyay eedeymo ah in ay lacag shisheeye ka heleen borobogaando u janjeedha Shiinaha.

 

Aljzeera