Komishankii Doorshooyinka Somaland Oo Kala Jabay Iyo Xubin Dacwad Laga Budbiyey

0
57

5 xubnood oo kamida Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa dacwad ka dhan ah komishineer Cabdicasiis oo ahaa Afhayeenka komishanka kana yimid xisbiga waddani u gudbiyay Madaxwaybe Biixi.

 

xubnahan ayaa doonaya in lasoo bedalo xubintan Xisbiga Waddani

 

Cabdijibaar