Jabhaddii Gacan-libaax Oo Hubkii Wareehiyey

0
80

Jabhada Gacan-Libaax ayaa Qayb kamid ah Hubkeedii ku wareejisay Suldaan Cadda gude iyo gudidiisa.

 

Kulnakan oo Buurta gacan Libaax ka dhacay ayaa is afgarad kusoo dhamaaday sida ay illo muhiima ii xaqiijiyeen.

 

waxaa la filayaa in gudida Garxajis maalmaha soo socda si rasmiya u shaaciso in ay soo dajiyeen Jabhadii Burta Gacan-libaax gashay maadaama ay horrey u balan qaadeen.