Gudoomiye Darawal Oo kasoo horjeesaday Go’aamadii dhexdhexaadinta khilaafka Somaliland, kuna tilmaamay sharcidarro.

0
96

Urur Siyaasadeedka Horseed ayaa kasoo horjeesaday Go’aamadii dhexdhexaadinta khilaafka Somaliland, kuna tilmaamay sharcidarro.

Go’aamada dhexdhexaadinta ayay Xusbiyada Mucaaridka iyo Muxaafidkuna soo dhoweeyeen, iyadoo maantana laga ansixiyay Golaha Wakiilada Somaliland