“Maxamuud Xaashiyow Marka aad ku suntan tahay qof aan qawl lahayn oo beenta caadaystay waxaa garabkaaga ka baxaya Illaahay”Afhayeenka Waddani

0
96

Waxa qoray Af-hayeenka Xisbiga Wadani

 

Marka aad ku suntan tahay qof aan qawl lahayn oo beenta caadaystay waxaa garabkaaga ka baxaya Illaahay, Qofka ilaahay garabkiisa ka baxaana isaga iyo cidlaa isle.

 

Maanta oo kale markaad sidan u hadasho oo aad sheegato waxa aanad ahayn iyo faan waxa la yidhaa sacabkaaga sacab kagama horeeyo.

 

Shacabka Somaliland waxaan usheegayaa in ay dhamaatay beentii iyo dadkii ku macaashay jalaafada iyo khiyaamada qarankan ilaahay ayaa nasri usoo rogay waana taas oo abada ah.