Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Ergadii HJ Ee Go,aamda Soo Saaray

0
84

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa ku qaabilaya Gurigiisa Magaalada Hargeyaa Guddigii beesha Habarjeclo ee dhawaan Go’aamada ka soo saaray Arrimaha Siyaasada Somaliland. Sida ay ii sheegen ilo xog ogaal ahi.

Madaxweynaha ayaa la filayaan inuu kala hadli doono go,aankii ay Soo saareen ee Xallinta Khilaafka Siyaasiga ah ee dalka Ka Taagan.

Qaar ka mid ah warbaahinta ayaa hore u sheegay inuu Madaxweynuhu Aqbalay go,aankii ay Soo saareen ergadan oo uu hore kalsoonida u siiyey.

Wararka Xaqiiqda ee Kulankaasi ka soo baxa halkan kala Soco.