Hay’ada Telesom Group Foundation oo ugu deeqday $50,000 dhulka cusub ee lagu kordhinaayo xabaalaha Baqiic 2

0
124

Hay’ada Telesom Group Foundation oo ugu deeqday $50,000 dhulka cusub ee lagu kordhinaayo xabaalaha Baqiic 2, taasi oo ay guddoomeen guddiga xabaalaha ee uu guddoomiyaha u yahay Sh. Xasan Cabdilsalaan Sh. Cali.