Dagaal Culus Oo Laascanod Ka Socda Iyo Somaliland Oo War ay Kasoo Saartay

0
87

Dagaal Culus Oo Laascanod Ka Socda Iyo Somaliland Oo War ay Kasoo Saarta

 

Xukuumadda Somaliland Waxa ay Sheegtay in xalay illaa maanta weeraro lagu Soo Qaaday Ciidamadeeda ku sugan Sool ay iska difaaceen.

 

Sidoo kale warkan Kasoo Baxay Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Waxa lagu cambaareeyey weeraraddan.