Khasaaraha Ka Dhashay Iska Hor Imaad Ceel-afweyn Ku Dhex Maray Laba Beelod

0
62

Is Rasaasayn Xoogan Oo Muddo Socotay Sidoo Kalena Dhexmartay Labo Beelood Oo Degmada Ceel’afweyn Wada Dega Ayaa Sababtay Dhaawaca Labo Ruux,

 

Ciidanka Amniga Oo Goobta Gaadhay Ayaa Ku Guulaystay Dejinta Iyo Xasillinta Degmada Sidoo Kalena Gacanta Ku Haya Amniga Guud Ee Degmada,

 

Waxaa Xusid Mudan In Beelaha Degmada Wada Dega Hore Ay Labada Dhinacba U Qaateen Nabad Taasi Oo Ay Ku Dhaarteen Inuu Dhinac Walba Adkaynayo.