Heshiis Hor-dhac ah Oo Ay Gaadheen Xukumada Somaliland Iyo Jabhada Gacan Libaax gashay.

0
85

Hor-dhacay Gaadheen Xukumada Somaliland Iyo Jabhada Gacan Libaax gashay.

Waan waan laga dhex wado Xukuumadda iyo Jabhadda Buurta gacan libaax galay, ayaa la sheegay inay meel wanaagsan marayso lana gaadhay heshiis hoe dhac ah oo la xidhiidha nabad gelyada.

 

Ergo isku xil qaantay xal u helidda welwel oo maal u dambeeyeemy waday, ayaa ilo xogogaal ahi Helo in la isla gartay sidii aan dagaal u dhici lahayn midna midka kale u weerari lahayn waa meesha iyo jabhadda e aysan faraha faraha uga bixin inta lagu jiro xiisadda. arrin.

 

Arintan waxa la shegay inuu door ku leeyahay ah ee waddani.

 

La soco wixii kasoo kordha….

 

~ Samraawi Media