Ajende Salka Ku Haya Xaaladda Taagan Iyo Sidii Loo Xallinta Lahaa Oo Guurtida Loo Qaybiyey

0
82
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Kal fadhiga Cusub Ee u Furmay Golaha Guuryida Somaliland oo ah kii Dhawr Iyo siteetanaad ayaa Waxa loogu Qaybiyey ajende xaasaasi ah oo xaalka dalka salka ku haya iyo sidii loo Xallin lahaa.