Taliska Booliska Oo Xidhay Askartii Jidhdilka U Geysatay Xildhibaan Jamaal Aadan

0
91

Taliska Booliska Oo Xidhay Askartii Jidhdilka U Geysatay Xildhibaan Jamaal Aada

 

“Ciidamada Booliska oo ka hadlay dhawac loo gaystay xildhibaan jamaal oo kamid ah golaha wakiilada.

 

“Maanta abbaaro 9:30kii Subaxnimo waxa isku dhac dhexmaray Xildhibaan Jamaal Aadan Diiriye oo ka mida Golaha Wakiillada Somaliland JSL iyo Xubno ka mida Ciidanka qaranka JSL waxaanay Ciidanku waxyeello gaadhsiiyeen Xildhibaanka.

 

Markii falkaasi Taliska Ciidanka Boolisku ku war-helay waxuu degdeg Talaabo uga qaaday Askartii isla marnaa uu xidhay.

 

Taliska Ciidanka Boolisku waxa uu kiiskaasi u saaray xubno Saraakiila oo baadhaya Sababta arintaa foosha xun keentay .

 

XAFIISKA WARBAAHINTA

CIIDANKA BOOLISKA JSL.