Dagaal ka dhacay xero Barakacayàal Oo Ku Taalla South Sudan ayaa sababay dhimashada 13 qof

0
126

Dagaal ka dhacay xero Barakacayàal Oo Ku Taalla South Sudan ayaa sababay dhimashada 13 qof

 

Qaramada Midoobay, ayaa Sheegtay in

Bilihii la soo dhaafay, Gobolka Niilka Sare ee Koonfurta Suudaan waxa uu ahaa xudunta rabshadaha inta badan ay soo abaabulaan maleeshiyaad hubaysan.

 

Iska horimaadkan oo u dhaxeeyay labo qowmiyadood oo wada deggan xeradan oo ku taalla caasimadda gobolka Upper Nile ee Malakal, ayaa markii ugu horreysay ka dhashay Khamiistii nin mindi lagu dilay.