Xildhibaan Maydhane oo Cadho kaga Baxay Fadhigii Wakiilada ee Maanta.

0
256

Xildhibaan Maydhane oo Cadho kaga Baxay Fadhigii Wakiilada ee Maanta.

Xildhibaan Mukhataar Maydhane oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiilada somaliland ayaa Cadho kaga Baxay Fadhigii Wakiilada ee Maanta ay yeesheen.

 

Maydhane Waxa uu sheegay inuu Diidan yahay in Lasii wado kalfadhigii Shanaad oi aan weli dhamaan, isaga oo Tilmaamay in fasaxyadii aharciga ahaa ee la geliahaa fadhigan la dhmaystay oo ay ahayd in hadda la furo Ajendaha kalfadhiga lixaad.

 

Xildhibaan maydhane Waxa uu sidoo kale sheegay in la doonayo in muddo kooban la shaqeeyo ka dibna fasax la geliyo Golahaasi