Raysal Wasaare Xamse Iyo Dhinyarada Somalia Oo Foodda Isdaray

0
190

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay dhallinyarada ka qaybgalaysa Shirwaynaha Qaran ee Dhalinyardaa, kuwaasi oo ka kala yimid gobollada dalka.

Mudane Xamsa ayaa kala sheekaystay dhallinyarada xaaladaha deegaanada ay ka yimaadeen iyo talooyinka ay ku biirinayaan barnaamijyada Xukuumadda ee la xiriira horumarinta dalka.